Korinta Gabar:

Buuggyaraha loogu talogalay Hooyooyinka iyo Gabdhaha Wakhti dhow yimid

Ayada oo si Khaas ah Diirada loo saarayo Wada sheekaysiga ku saabsan Gudniinka Gabdhaha

Buuggaan waxaa loo sameeyay waalidiinta iyo gabdhaha dhallinyarada ah kuwaas oo ku cusub Dalka
Maraykanka wuxuuna sheegayaa waxyaabaha inta baddan ka dhaca gudaha qoysaska ku korinaya
gabdhaha gudaha Dalka Maraykanka. Buuggaan waxaa loogu talogalay hooyooyinka iyo gabdhahooda ama daryeel bixiyayaasha gabdhaha kuwaas oo ku cusub Dalka Maraykanka si ay u akhriyaan oona kawada hadlaan.

Bilaabida wada sheekaysiga iyo su’aalaha waxaa lagu sheegay mowduuc kasta.

Horudhac

Maxaa laga wadaa Gudniinka Gabdhaha (FGC)?

In si Wada jir ah aad uga hadashaan waxyaabaha ku saabsan
Gudniinka Gabdhaha

Jirka Isbedelaya ee Gabadha

Saameynta Caafimaadka ee uu leeyahay Gudniinka Gabdhaha

Waxa la filanayo in lala kulmo marka loo Tagayo Dhakhtarka

Barashada Galmada ee ka dhacda Iskuulada

In lala sameeyo Xiriiro Wanaagsan Saaxiibada

Xiriirada Jacayl ee Mustaqbalka ah iyo Guurka

Caadooyinka Bedelka ah ee Gelida Qaan gaarnimada

Qaabab looga Qayb qaadan karo U doodista Lidka ku ah Gudniinka Gabdhaha

Lifaaqa